Dib u milicso sida ay wax u dhaceen habeenkii afgambiga guul-daraystay uu ka dhacay Turkey

Waxa muuqaalkan video ga oo ifinayaa sidii ay wax u dhaceen habeenkaas la isku dayay afgambigan iyo sida ay u dhaqantay kooxdii ku kacday afgambiga iyo xogihii qarsoodiga ahaa ee uu heley madaxa sirdoonka dalkaasi,baaqii Erdogan ee bulshada uu kaga codsaday inay dibadbaxyo sameeyaan iyo sidii ay uga hortaggeen bulshada Turkey oo sabab u noqotay inuu guul-daraysto shirqoolka afgambigani.

Halkan ka daawo dhacdooyinkii kala duwanaa ee ku saabsan afgambigii guul-daraystay ee ka dhacay dalka Turkey 15 July 2016 oo warbaahintu ay ugu magac dartay habeenkii ugu dheeraa.