Addis oo laga furay maqaaxi kula wareegaysa adiga oo fadhiya, waxna cunaya +daawo

Maqaaxidan ayaa waxa loogu magac daray (maqaaxida wareegyasa)waxana ay kutaala qaybta sare ee dhismahan taas oo qofka cuntada u fadhiya isaga oo aanan ka kicin fadhigiisa uu kor ka daawan karo magaalada qaybheega kala duwan.

Halkan ka daawo muuqaal kooban oo ku saabsan maqaaxidan iyo dareenka ay muujiyeen macaamiisha la waraystay….

Revolving restaurant lights up Ethiopia's hospitality sector

Ethiopia's capital of Addis Ababa has a new feature that will make your head spin. The country has its very first revolving restaurant. CGTN's Girum Chala went along for the ride.

Posted by CGTN Africa on Thursday, August 31, 2017